Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka jubbadda hoose lagu qabtay munaasabad lagu abaalmarinayay arday ka qeyab gashay tartanka Qur’aan kariimka.
Munasabada ayaa wax ka qeebgala masuuliyiin ka tirsan downlad goboleedka Jubbaland iyo qaar kamid ah bulshada qeybahooda kala duwan
Gadoomiyaha arrimaha bulshada golaha wakiillada Jubbaland xildhibaan shire cabdi Mohamed ayaa munasabada ka hadla wax una shegay muhiimadda ay leedaha in lagu tartamo Qur’aan kariimka.
Waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yuuf