Magaalada Laascaanood oo laga daahfuray Mashaariic Caafimaad

0
35

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasaaradda Qorsheynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Norway ayaa iska kaashanaya mashruucyo muhiim ah oo lagu horumeynayo adeegyada bulshada ee degmada Laascanood.

Qayb ka mid ah mashruucyadan, Isbitaalka Guud ee Laascanood ayaa dib u dayactir lagu sameeyay, iyadoo sidoo kale la gaarsiiyay qalab caafimaad casri ah.
Xarig-jarka mashruucyadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka kala socday heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed, kuwaas oo muujiyay sida ay uga go’an tahay horumarinta adeegyada aasaasiga ah ee bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here