Magaalada Marka oo laga daahfuray Barnaamijka Dariseynta Guryaha.

0
12

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Wasiirka Amniga Gudaha ee Koonfur Galbeed, oo ay wehliyaan Wasiir Kuxigeenka Arrimaha Gudaha iyo Taliyaha Booliska KGS, ayaa magaalada Marka ka daahfuray barnaamijka Dariseynta Guryaha.

Munaasabadda lagu daahfurayay barnaamijkan waxaa goobjoog ka ahaa maamulka magaalada, odayaasha dhaqanka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Barnaamijkan ayaa loogu talagalay in lagu tiro-koobo dadka iyo guryaha, si loo xaqiijiyo amniga.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here