Maktabad cusub oo laga hirgeliyay degmada Baxdo ee Gobolka Galgaduud

0
52

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Baxdo ayaa xarig jaray maktabad guud ee degmada oo ay hir galiyeen naadiga akhriska iyo qoraalka iyo maamulka degmada,
Munaasadda xarig jarka maktabada Waxaana ka qeybgalay masuulin ka tirsan maamulka degmada, dhalinyarada,haweenka iyo xubno kale.

Warkaan waxaa soo jeedinaya: Hamdi Dirie

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here