Maktabadda Dadweynaha Ceel afweyn oo xariga laga jaray

0
58

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Maayarka degmada Cee-lafwayn ayaa xariga ka jaray maktadabada dadwaynaha Ceel-afwayn oo markii ugu horeeysay laga hirgiliyay ceel afweyn islamarkaana si iskaa wax u qabso ah ay ku dhiseen kuna qalabeeyeen dhaliyaro u dhalatay ceel afwen.

munaasabada jarig jarka ayaa waxaa ka qeyb galay maamulka degmada xildhibaanada golaha deegaanka aqoon yahano iyo marti sharaf kale oo lagu casuumay.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohmaed Axmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here