Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Maamulka degmada Mataban ayaa dhawaan mag ukala wareejiyey beelo walaalo ah, oo wadaga degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan magtaan ayaa lagu kala qaatay boqol halaaf oo ay udhiganto afar boqol oo doolar gudoomiyaha degmada Matabaan ayaana ukala wareejiyay magta balada beelood.maamulka degmada iyo odayaasha deegaanka ay utaagan yihiin xallinta khilaafaadka beelah.
Warkan waxaa soo jeedinaysa: Ahmed Mohamed Jama