Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Shirka oo uu guddoomiyay Gudoomiye Ku xigeenka Caasimada Mudane Dr Abdisamad Salad Aadan Sidoo kale waxaa goob joog ka ahaa Kulanka xubin ka socday Wasaaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Galmudug iyo xubno ka socday hay,adaha Gargaarka.
Warkan Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa soo jeedinaya.