Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Gudoomiyaha Degmada Wadajir Cabdiraxmaan Maxamed Cali ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Maama Khadiijo Tiriig oo ka mid ah Muwaadiniinta Degmada ku nool oo muddo 20 sano ah gurigeeda Laga Heystay Ugu danbeyn ay u soo xugmiyeen garsoorka dalka
Gudomiyaha degmada wadajir ayaa ka warbixiyay guriga ay manya warejiyeen kuna warejiyeen mawadinka iskalahaa
Waxaa soo jeedineya:Abdifitah Mohamed Ahmed