Mamulka Gobollka Banadir oo olole nadafadeed ka sameyay qaybo kamid ah Muqdisho.

0
30

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Waaxda Nadaafadda iyo Bilicda ee Maamulka Gobolka Banaadir iyo Dowladda Hoose ee Xamar ayaa ka fulisay olole nadaafadeed waddada Makka Al-Mukarama, oo ka mid ah waddooyinka ugu mashquulka badan ee magaalada Muqdisho.

Ololahan ayaa qeyb ka ah dadaallada joogtada ah ee lagu horumarinayo bilicda caasimadda, laguna joogteynayo nadaafadda deegaanka.

Warkaan waxaa soo jeedinaya:Abdifitah Mohamed Ahmed

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here