Mamulka isbitaalka degmada Balcad oo codsadey Agabka Caafimaad

0
50

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Isbitaalka Degmada Balcad oo maalin kasta qaabila bukaano badan oo kayimaada tuulooyinka hoos yimaada degmada ayaa waxa soo wajahay agab-yari sida saalada qaliinka, keydka Dhiiga iyo qololka jiifka u ah bugaanada isbitaalka

Isbitaalka degmada Balcad ayaa waxa uu fuliyaa adeegyo Caafimaad oo bilaash ah waxaana kafaa’ideysto adeegyada isbitaalka dadka ka yimaada deegaan badan hoos yimaada degmada Balcad.

Dr Mohamed xuseen xasan oo ka mid ah maamulka isbitaalka degmada Balcad ee gobolka Shabeellaha dhexe ayaa warbixiya Agabka Caafimaad ee ka dhiman isbitaalka.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:- Sacdiyo Abdulkadir Yusuf 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here