Mashaariic dhir beeris ah oo laga sameeyey degmada Baydhabo

0
47

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Amniga Gudaha
Maamulka koofur galbeed Somali iyo wasiirka Wasaaradda Cadaalada ayaa qayb Mashruuc dhir beeris ah oo laga sameeyey xaruunta cusub ee wasaaradaha Amniga iyo cadaalada koofur galbeed Soomaaliya.

Waxa Mashruuca fulinaaya Ururka DEDO oo si wada jir ah ugu wareejiyey saddexda boqol ee geed, waxaana ururku uu gaadhsiiya Mashruuca dhir beerista ah dhamaan
xarumo kala duwan ee maamulka wasaradda koofur galbeed Soomaaliya.

Warkan waxaa faah faahinaysa: Sacdiyo Cabdulqaadir Yuusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here