Mashaariic Hormarineed oo laga hirgelinayo magaalada Xudur

0
3

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magaalada xudur kadhegax dhigay mashruuc ceelal biyoodyo looga hirgelinaayo Magaaladda iyo deegaanadda kale ee Gobolka Bakool.

waxa kaqeyb galay munaasabada lagu dhagax dhigayey ceelashan wasiirka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, maamulka Gobolka Bakool iyo kan Degmadda Xudur.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here