Mashaariic hormarineed oo laga hirgeliyay degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe

0
70

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdulahi Xuseen guudlaawe ayaa xarigga ka jaray mashaariic hormarineed oo laga hirgeliyay degmada Cadalle ee gobolka Shabeellaha Dhexe Sida xarunta wasaradda kalluumysiga iyo Kheyraadka badda Hirshabelle iyo suuq luugu tala galay in lagu iibiyo kalluunka. Sido kole Madaxweynaha ayaa dhagax Dhigaay xarunta maamulka degmada Cadalle Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa bulshada ku nool degmada Cadalle ee gobolka Shablee dhexe ugu baaqay ka shaqeeyta adeegyada bulshada muhiimka u ah.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Sacdio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here