Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo kormeeray Mashaariic horumarineed oo Dowladda Fadaraalka , Galmudug itomidowga yurub ay ka wadaan Hirgalintooda Deegaanka Qeydaro ee Gobalka Galguduud,
Mashaariicdan hormarineed oo noocya kala duwan ley ayaa ujeedka kormeerka ahaa in la husiyo sida loo fulinayo.
Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali