Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka wasaaradda Howlaha Guud iyo guryeenta maamulka Jubbaland Cabdiwahaab Axmed Cismaan ciil ayaa daah-furay mashruuc biyo xeraan ah oo laga hirgelinaayo degaana Goobweyn ee Gobalka Jubbada hoose.
Munaasabadda dhagax dhiga waxaa ka qeyb-galay wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland,Agaasimiyaal,madax ka socotay Hay’adda CIZ iyo maamulka Degaanka Goobweyn.
waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie