Mashruuc hal abuur loogu sameynayo dhallinyaro Soomaaliyeed oo Muqdisho laga daahfuray.

0
4

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Barnaamijkan oo loogu talagalay in lagu tartansiiyo dhalinyarada dhalinyarada Soomaaliyeed si loosoo saaro halabuuro cusub waxaa hirgelintiisa iska kaashanaya Jaamacadda Muqdisho iyo Safaaradda Dalka Turkiga.

Waxaa munaasabad lagu daahfurayay oo lagu qabtay Magaalada Muqdisho ka qayb-galay wasiirro ka tirsan DFS, Madaxda Safaradda dalka turkiga iyo maamulka Jaamacadda Muqdisho oo ay wehliyaan Ganacsato iyo aqoon yahanno.

Abdidahir Garad Ali ayaa warbixintaan soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here