Mashruuc lagu horumarinayo Caafimaadka hooyada iyo dhallaanka oo Magaalada Muqdisho laga daahfuray

0
62

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasiirka Cafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr-Cali Xaaji Aadan ayaa Magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu horumarinayo helitaanka caafimaadka Hooyada iyo dhallanka tayeysan  oo loogu talagalay dadka nugul iyo dadka ku barakacay gudaha dalka.

Warkan waxaa soo jeedineysa:-Sadio Abdulkadir Yusuf

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here