Mashruuc loogu tala-galay awood siinta Dhalinyarada oo Muqdisho laga daahfuray..

0
82

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mashruucaan oo loogu tala-galay in xirfado kala duwan lagu baro dhalinyarada gaar ahaan kuwa beeraha ka shaqaysata, waxa laga fulin doonaa gobolka Banaadir, Maamulka Hirshabeelle iyo deegaannada maamulka Koofur-galbeed Soomaaliya.

Mashruucan oo ay maalgelisay dowladda Kanada, waxaa fulin doonta hay’adda SOS Somalia. Munaasabadda daahfurka mashruuca waxaa ka qayb-galay agaasimaha guud ee wasaaradda beeraha iyo waraabka XFS iyo xubno ka socday Dowladgoboleedyada barnaamijkan laga fulinayo.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here