Mashruuc wadajir looga fulinayo deegaannada Galmudug iyo Puntland oo Muqdisho laga daah-furay

0
48

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Mashruucan Joint Resilience Program  oo dadka ka taageeraya u adkaysiga aafooyinka ka dhasha isbedelka cimilada aaa laga daah-furay magaalada Muqdisho waxaana si wadajir ah looga fulin doona magaalooyin ay kamid yihiin Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb.

Wasiirka wasaaradda qorshaynta DFS ayaa oo daah-furay barnaamijkan ayaa waxaa uu faah faahin ka bixiyay Mashruuca.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Ahmed Mohamed Jama

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here