Mashruuca dhismaha wadada isku xiro doona Kismaayo iyo Afmafow oo reer gabagaba maraya

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Mashruuca dhismaha wadado si isku tashi ah lagu dhisayo taa oo isku xiri doonta magalada kismaayo iyo degmada Afmadow ayaa hadda wax uu mara heer gabagaba ah wadadan ayaa muhiim u ah bulshada ku nool deegaanada jubblanad
Qaar ka mid ah Xildhibaanadada mamuulka jubblanad ayaa hadla qaab loo dhisayo wada sido kole wax ay bulshada reer jubbaland ugu baaqay in ay ka qeeb taaqan dhismaha wada.

Warbixinta waxaa soo jeedineysa-Sadio Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here