Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada hoose ayaa laga Daah-furay mashuurca Horumarinta adeegyada Xuquuqul insaanka ee Hay’addaha Dhaqan cilinta iyo Cadaaladdaha.
Daah-furka mashuurcaan ayaa waxaa ka qeeybagalay Wasiiro ka tirsan maamulka Jubbaland,sarakiil ka socday Ciidanka Asluubta,sharci yaqaano iyo Gudiga u qareemidda Maxaabiista.
Abdifatah Mohamed Ahmed ayaa soo jeedinaya.