Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Daah-frka Mashruucan oo ku saabsan tayaynta iyo wax ka beddelka hannaanka waxbarashada dalka waxaa soo qaban-qaabisay wasaaradda waxbarashada XFS waxaana daah furay raysul wasaare ku xigenka dalka Saalax Axmad Jaamac.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali