Mashruuca Xalka waara oo laga hirgaliyay deeganka luglow ee Waqooyiga Kismaayo

0
87

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Madaxwayne ku xigeenka 2aad ee dowlad goboleedka jubaland cabdiqaadir xaaji maxamuud ayaa daahfuray guriyaha xalka waara oo laga hirgaliyay deegaanka luglow ee waqooyiga magaalada kismayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose .
Mashruuca xalka waara ayaa waxa guryo looga dhisa ilaa 200 oo qoys oo danyar ah .

Gudoomiyaha Barakacayaasha Jubbaland Ali aadan cali ayaa sharaxaad ka warbixiyeey guryaha xalka waara oo dib u dejin luugu Sameyn doono qoysas ka danta yar.

Dhanka kale Madaxwayne ku xigeenka 2aad ee dowlad goboleedka jubaland cabdiqaadir xaaji maxamuud oo xariga ka jara ayaa u madcelsha cidkasta oo gacan ka geeysata dhismaha guryahas.

Sacdiyo Abdulkadir ayaa faah faahinaysa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here