Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee Galmudug Mudane Mahamed mohamuud Cilmi ayaa Xarigga ka jaray Xarunta labaad Dugsi sare ee Shire jaamaca oo laga hirgaliyay Magalada Caabudwaaq gobolka Galgaduud
Waxaa munaasabada xarig jarka kasoo qeybgalay masuuliyin ka tirsan maamulka Galmudug kan degmada Caabudwaaq iyo qeybaha kale ee bulshada.
Warkan waxaa faah faahinaysa: Hamdi Dirie Ali