Masuliyiin katirsan maamulka Caasimadda Galmudug oo howlo shaqo ku tagay deegaanka Xamaama-goy oo hoostaga Dhuusamareb.

0
92

Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Galmudug mudane Abdirahman Ali Mohammed “Geedaqorow” oo ay wehliyaan xoghayaha Maamulka Caasimada Galmudug mudane Abdisalaan Caabi Aadam, iyo qaar kamid ah Shaqalaha Dowladda Hoose,xubno katirsan Golaha Degaanka ayaa howlo shaqo kutagay deegaanka Xamaama-Goy oo kamida deegaanada hoosyimaada Dhuusamareeb.

Ujeedka wafdigan ayaa ahay sidii ay ugu kuurgali lahayeen bahiyaha kajiran degaanka.
Bulshada degaanka Xamamo-Goy ayaa maamulka lawadagay bahiyaha kajira degaanka sida Cafimaadka,Waxbarashada, Iyo Biyaha oo degaanka kajirin.
Gudoomiye Geedaqorow oo dadka Degaanka lahadlay ayaa ubalan qaaday in maamulku gacan kusii doono hormarinta waxbarashada uuna qaby kaqaada doono qalabaynta schoolka Degaankaas iyo waxyaabaha kale ee ay ubaahanyihiin in laga gacansiiyo.

Warbixintan waxaa inoo soo jeedineysa:-Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here