Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka socday wasaaradaha Caafimaadka, waxbarashada iyo Arrimaha gudaha ee Galmudug ayaa safar shaqo ku tahay deegaanka Turbi oo galbeed uga beegan degmada Balanballe ee gobolka galguduud, waxaana booqashadooda ay ugu kuu galayeen adeegyada bulshada.
Warkan waxaa soo jeedinaya:-Abdidahir Garad Ali.