Masuuliyiin ka tirsan Dowladda galmudug oo booqasho ku tagay deegaanka cigo ee gobalka galgaduud

0
17

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Dowladda galmudug ayaa booqasho ku tagay dakadii hore macmalka ahayd ee deegaanka cigo ee gobalka galgaduud,Deegaanka cigo ayaa ka mid ah deegaanadda hoostimada degmada Masagawa ee gobalka galgaduud, Wasiirka wasaaradda Dastuurka maamulka galmudug Dauud Mohammed Malin ayaa wasarada Kalluumeysiga galmudug ugu baaqay tageeridda Kalluumeysatada ku nool deegaanka Cigo ee gobalka galgaduud.

Sacdio Abdulkadir Yusuf ayaa faah faahinaysa warkaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here