Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa ka qeybgalay munaasabad qalinjebin ah oo ay ku dhameysteen ardayda heerarka 1-aad iyo 2-aad ee Jaamacadda Hormuud. Munaasabadda ayaa lagu guddoonsiiyey shahaadooyin ardayda, iyadoo masuuliyiinta ay ka hadlayeen muhiimada waxbarashada iyo taageerada dowladdu u fidiso jaamacadaha. Ardayda waxaa lagu booriyay inay mustaqbalka u adeegaan bulshada iyo dalkooda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor