Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo booqday beeraha deegaanka Xera dhagaxley.

0
19

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)Masuuliyiin ka tirsan dowaladda goboleedka Galmudug oo uu hogaaminaayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo waraabka Dowlad Goboleedka Galmudug Hassan Abdullahi Cascasey ayaa booqday beeraha dagmada xera dhagaxlay ee gobolka mudug.

Waxaana ujeedka booqashadooda tahay in ay u kuurgalaan baahiya dhinaca biyaha iyo agabka ee haysta beeralayda gobolka.

Warkan waxaa soo jeedineysa:Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here