Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasibadan oo logu soo dhaweynayey degmanimada Godinlabe oo dhawaan ku biirtay degmooyinka Galmudug ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan labada gole ee Galmudug iyo maamulada ddgmooyinka Dhuusamareeb, iyo Cadaado.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdulahi Abdulkadir Nor