Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo dhagax dhigay xaruntii caafimaadka oo deegaanka Bali-busle gobolka Mudug.

0
32

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan dowlad-goboleedka Galmudug ayaa dhagax dhigay xarun caafimaad oo laga hirgelinayo deegaanka Bali-busle ee gobolka Mudug, taasoo la filayo inay wax weyn ka tari doonto baahida caafimaad ee dadka deegaanka.
Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka qeyb galay mas’uuliyiin ka socotay wasaaradda caafimaadka Galmudug, maamulka gobolka Mudug, saraakiil ka tirsan laamaha amniga, iyo waxgaradka deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdifitah Mohamed Ahmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here