Masuuliyiin ka tirsan Galmudug oo ka qeyb galay caleema-saarka maamulka cusub ee Ceeldibir.

0
5

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Magaalada Ceeldibir ee Bariga Gobolka Mudug ayaa lagu qabtay munaasabadda caleema-saarka maamulka cusub ee magaalada. Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin ka tirsan Dowladda Galmudug, maamulka gobolka, saraakiil iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Warkan waxaa soo jeedinaya:Abdullahi Abdulkadir Nor.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here