Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Xildhibaano iyo Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada dowlad goboleedka Galmudug ayaa uga qeyb galay xaflada furitaanka dugsiga hoose iyo dhaxe ee degaanka Galbarwaaqo koonfurta gobolka Mudug.
ugu horeyn maamulka degaanka iyo bulshada ayaa ka hadlay dadaalada ay ku bixiyeen iskuulkan iyo baahiyada ka jirta .
Wasaaradda waxbarashada Galmudug ayaa dhankeeda balan qaaday ka qeyb qadashada horumarinta ee dugsiga ka dhiman.
Warbixintan waxaa soo jeedinaya:Abdullhi Abdulkadir Nor