Wasiirka wasaaradda Howlaha guud ee dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed dhiblaawe casir ayaa akhriyay Warmurtiyeedka ka soobaxay shirka horumarinta iyo Dib u dhiska Waddooyinka Dalka.
Galmudug ayaa kamid ah dowlad goboleedyada laga hirgalinayo mashruuc balaaran oo dib lugu dhisayo wadooyinka dalka sida uu sheegay wasiirka howlaha guud ee Galmudug mudane Ahmed Dhiblaawe Casir.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Abdidahir Garad Ali