Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Masuuliyiin ka socda maamul goboleedka Galmudug oo uu ugu horreeyo xildhibaan Maxamed Carrabey oo ka tirsan golaha baarlamaanka Galmudug oo ay wehiyaa masuuliyiin ka socda wasaaradaha Caafimaadka iyo waxbarashada ayaa waxaa ay safar shaqo ku tageen deegaanka Deeqlo oo hoos taga degmada Gelinsoor ee goboka Galguduud.
Safarkan waxaa ay masuuliyiintu ugu kuur galayeen baahiyaha adeegyada aasaasiga ah ee ka jira deegaanka.
Warkan waxaa faah faahinaya: Abdidahir Garad Ali