Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)- Mashruucan oo lagu tayaynayo ceel-biyoodka degmada Ceel-gyuula ayaa waxaa xarigga ka jaray masuuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug oo uu hoggaaminayo isku-duwaha wasaaradda Tamarta iyo biyaha Galmudug ee gobolka Mudug Axmad Xasan Faarax.
Warkan waxaa faah faahinaya: Ahmed Mohamed Jama