Masuuliyiin ka tirsan Jubbaland oo Kormeeray dhismaha Xabsiga Cusub ee Kismaayo.

0
80

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer):-Wasiirka cadaaladda Jubbaland oo ay wehliyaan Wasiir kuxigeenka, agaasimaha iyo xubno ka tirsan waaxda xabsiyadda magaalada Kismaayo ayaa Kormeeray dhismaha Xabsiga Cusub ee magaalada Kismaayo

Waxaana masuuliyiinta ay kormeereen qeybaha kala duwan ee xabsiga.

Warkan waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here