Masuuliyiin ka tirsan maamulka degmada Gerijir oo kormeer ku tegay deegaanno hoos yimaada degmadaas

0
41

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiintan oo u hugoominayay gudoomiye ku xigeenka degmada Gerijir ee gobolka hiraan ayaa kulan la qaatay bulshada degaano hoostaga degmadaas.
ugu horayn bulshada degaanada ayaa waxa ay kawarbixiyeen baahiyaha ka jira deganadooda.
madaxda ka socotay maamulka degmada Gerijir ayaa balan qaaday in ka maaamul ahaan wax ka qabanayaan baahiyaha dhinaca Caafimaadka Xoolaha iyo waxbarashada oo ah baahiyaha ugu badan ee deganadaas ka jira.

Abdullahi AbdulkadirNor ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here