Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug oo uu wehliyo Wasiirka Wasaaradda Gargaarka ayaa magalada Gaalkacyo oga qaybgalay kulan Cashaa oo maamulka magalada Gaalkacyo ay u sameeyeen maayirada Dagmooyinka Galmudug iyo masuuliyiin ka socotay Wasaaradaha Galmudug oo gaaray Magalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug.
Kulankan Cashadaa ayaa ahaa soodhawayn loo samaynayay masuuliyiinta kala duwan ee ka kala socday Wasaaradaha iyo dagmooyinka Galmudug oo maalinta biri ah magalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka mudug uu oga furmayo shir ku aadan Arimaha maaraynta Gargaarka.
Warkan waxaa soo jeedinaya:Liban Mohamed Abdi