Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munasabad si heer saro ah loo soo agsimay oo lagu daah furyay masjidul Dacwa ayaa lagu qabtay magalada cadaado ee Maamulka Galmudug.
xarig jarka Masjidka Dacwa oo ka mida Masaajida ugu wayn Gobolada dhexe ee dalka ayaa waxaa ka soo qeyb galay masuuliyiin ka tirsan DFS iyo Maamulka Galmudug.
Warkan waxaa soo jeedinaya:- Liban Mohamed Abdi