Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Koofur galbeed ayaa kormeeray Qoysas ka soo barakacay degmada Sablaale isla markaana ku nool kaamamka Baraawe.
Kuwaas oo ay soo bara kicisa abaarta bahsan ee dalka ka jira xiligaan
Gadoomiyaha degmada Baraawe iyo wasiirka wasarada gargarka iyo mareereyta musiibooyinka Downlad goboleedka koofur galbeed aya sida jir ah uga hadla xalada ka jirta Kaamka barakacayaasha ee magalada Baraawe.
Warkaan Waxaana soo jeedinaysa:- Sacduyo Abdulkadir Yuusuf