Masuuliyiin ka tirsan Puntland oo kormeeray goobaha uu saameeyay roobka ka da’ay Gaalkacyo.

0
78

Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyiin ka tirsan Golaha wasiirada Puntland iyo kuwa Gobalka Mudug ayaa kormeeray goobihii lagu guuleystay in laga saaro daadadkii saameeynta u gaystay bulshada ku nool magalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka. Masuuliyiintaan aya inta badan waxay indha indhayn ku sameeyeen dhamaan meelihi uu roobku sameynta weyn ku yeeshay.

Warbixinatan waxaa soo jeedinaysa: Sacdiyo Abdulkadir Yusuf

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here