Masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbrashada iyo Maamulka caasimadda Galmudug oo booqday iskuulka Tayo ee Dhuusamareeb

0
75

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-DAgaasimaha Arimaha Bulshada maamulka Caasimadda Galmudug ee Dhusamareeb Mudane Mursal Ahmed Diiriye oo ay wehliyaan qaar kamid ah Xubnaha Maamulka Dowladda Hoose, Xildhibaan Ka tirsan Golaha Degeenaanka iyo Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada ayaa Booqday lana Kulmay Walidka iyo maamulka Dugsiga Hoose Dhexe ee Tayo.

Wafdiga uu agaasimuhu horkacayay ayaa ka dhagaystay Waalidka iyo maamulka iskuulka Daruufaha iyo caqabada ku gadaaman waxbarashada degaanka sidoo kalana dhiiri galiyay in dadka degaanku Halkaas kasii wadaan Dadalkooda.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here