Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo kormeeray xaruumaha Caafimaad ee deegaanno dhaca Koonfurta Mudug.

0
26

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Iskuduwaha Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ee degmada Ceelguule, Cabdullaahi Cali Jaamac, ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay degaano dhowr ah oo hoostaga degmadaas.
Degaannada uu booqday ayaa waxaa ka mid ah Qeydaro, Bajeela, Wargalo iyo degaano kale oo ku yaalla duleedka degmada Ceelguule.

Ujeedka kormeerkan ayaa ahaa dardargelinta adeegyada caafimaadka ee degaannadaasi iyo qiimeynta baahiyaha caafimaad ee ka jira.

Warkan waxaa faah faahinayana: Abdulahi Abdulkadir Nor

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here