Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada Galmudug oo booqday deegaanka Daarusalam

0
72

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Deegaanka Daarusalam ee duleydka Degmada Xeraale ee Gobolka Galgaduud oo ay ka jiraan baahiyo dhinaca waxbarshada ah ayaa waxa gaaray masuuliyiin ka tirsan wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo maamulka degmada Xeraale
Waxayna warbixin ku aaddan baahida waxbarsho ee deegaanka ka jirta ka dhageysteen bulshada deegaanka.

Warkan waxaa soo jeedineysa: Hamdi Diriye Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here