Masuuliyiin katirsan Galmudug oo cadaado kadhagax dhigay xarun caafimaad

0
19

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Munaasabadaan dhagax-dhigga xarunta caafimaad ayaa waxaa ka qeyb galay masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid ahaayeen:
Xoghayaha Dowladda Hoose – Cabdirahman Ahmed Xirsi ,Wasiirka Xanaanada Xoolaha Galmudug – Mudane Abdirahman Tootoole , Wasiirka Gargaarka Galmudug – Mudane Abdirahman Maxamed Diiriye (Makaawi), Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka & Daryeelka Bulshada Galmudug – Dr. Cabdiwali Maxamed Ahmed, Maamulka Degmada Cadaado iyo bulshada deegaanka.

Masuuliyiintii goobta ka hadlay ayaa bogaadiyey tallaabada horumarineed ee xaafadda Harwanaag, iyagoo sheegay in xaruntan caafimaadka cusub ay wax weyn ka tari doonto bulshada degmada cadaado.

Liban Mohamed ayaa soo jeedinaya.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here