Guddoomiyaha Golaha Wakiillada maamulka Galmudug Dr Maxamed nuur Gacal iyo Xubno katirsan Labada Gole ee Galmudug ayaa magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud Oga qaybgalay Xaflada qalinjabinta dufcadii 1-aad ee ka aflaxda Jaamacadda Galmudug State University. Ee degmada Cadaado
Dufcadaan oo gaaraysa 78 arday ayaa ka qalin jabisay kuliyadaha kala duwan ee Jaamacadda.
Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi


