Masuuliyiin katirsan Galmudug oo dhagax dhigay dib uhabaynta iskuulka deegaanka hidlaale.

0
45

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Guddoomiye Ku-xigeenka Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb, ahna Ku-simaha Guddoomiyaha, Mudane Cabdisamad Salaad Aadan, oo ay wehliyeen,Xildhibaan Cibaado Yuusuf Axmed oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug,agaasimaha Waxbarashada Caasimadda, Mudane Maxamuud Axmed Cali,Isku-xirka Mashruuca GPE ee Wasaaradda Waxbarashada, Mudane Mubarak Cilmi,Madaxa Mashruuca GPE ee Hay’adda Save the Children, Mudane Cabdullaahi Qorane,Guddoomiyihii hore ee Degmada Guriceel, Mudane Cabdullaahi Axmed Bare(Beentaay)Xilibaano katirsan golaha degaanka caasimadda ayaa maanta dhagax-dhigay dhisme cusub oo lagu ballaarinayo Dugsiga Hoose/Dhexe ee Higlaale, kaasoo ku yaalla deegaanka Higlaale oo kamid ah deegaannada hoos yimaada Caasimadda Dhuusamareeb.

Warkan waxaa soo jeedinaya: Liban Mohamed Abdi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here