Masuuliyiin katirsan Galmudug oo dhagax dhigey dhismaha xafiiska dekada Hobyo.

0
39

Dhuusamareeb (Idaacadda Daar-Dheer)-Masuuliyiin katirsan maamulka Galmudug oo dhagax dhigey dhismaha xafiiskaay ku shaqeyn doonto dekada macmalka magaalo xeebeedka Hobyo,

Dhismaha xafiiska ayaa muhiimad gaara ah ku leh adeegyada dekadda waxaa goob joog ahaa masuulin ka tirsan Galmud,maamulka gobolka iyo kan degmada.

Warkan waxaa soo jeedinaysa: Hamdi Dirie Ali

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here