Dhuusamareeb (Radio Daar-Dheer)-Masuuliyin uu ka mid yahay Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid Senataro ka tirsan Aqalka Sare ee dowlada Soomaaliya, xildhibaano iyo wasiiro ka tirsan maamulka Galmudug, maamulka degmada Dhuusamareeb, odayaal dhaqan iyo bulshada qeybaheeda kala duwan oo Dhuusamareeb uga qeyb galay munaasabad lagu caleemo-saaray nabadoon cusub.
Warka waxaa soo jeedinaysa:Hamdi Diria Ali